Man United oo La iibsadey 😀

 ðŸš¨|DEG-DEG Maalqabeeno udhashay Dalka Qatar ayaa qorsheynaya inay lacag ka badan 6Bilyan kula wareegaan Man United.


waxayna doonayaan tababare Erik Ten Hag inay siiyaan  taageero dhaqaale oo aad u wayn si uu kooxda ugu soo celiyo Maqaamkeeda.


waxayna ku kalsoon yihiin in dalabkoodu uu tartanka ka saari doono dhamaan ganacsatada Doonaysa la wareegista Manchester United [@MikeKeegan_DM]


ARMAAN AHMED

Comments