Posts

Showing posts with the label Sports

🚨🔴 Mamardashvili to Liverpool HERE WE GO

Image
 📊 Liverpool iyo Valencia ayaa hadda ukala saxiixday dhammaan dukumeentiyada heshiiska Giorgi Mamardashvili.  Dhammaan waa lasoo xidhay. 📊 Tijaabooyin caafimaad ayaa si guul ah usoo dhammaaday shalay oo hadda qandaraasyadiiayaa kala saxiixday. 📊 €35m  qandaraas lagu burburin karo iyo lix sano oo heshiis ah Mamardashvili ayaa ku biiraya #LFC sanadka 2025. Xigasho ( FabrizioRomano ) - Aki

Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo

Image
 BIG DAY 🇸🇴⚽️👋🏽 DEKEDAHA & HORSEED 🤝 ✅ Dekedaha SC 🇸🇴 vs Arta Solar 🇩🇯 ✅ Agg: (2-0) CAF Champions League ✅ Rukinzo 🇧🇮vs Horseed SC 🇸🇴 ✅ Agg: (0-0) CAF Confederation Cup Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo Labdaan kooxood waxey midkood ama labadooda noqon karaan kooxahii Soomaalida ee ugu horreeyay ee u gudba heerka labaad ee isreeb-reebka labada koob ee ugu xiisaha badan heerka kooxeed ee Afrika (CAF Champions League & CAF Confederation Cup). DEKEDAHA SC Kooxdaan ku guuleysatay horyaalka heerka 1-aad ee dalka (Somali National League) waxey lugtii hore ku badiyeen (2-0) waxeyna caawa u baahan yahiin iney ka badbaadaan guuldaro ama xitaa hadii looga badiyo farqi (1-gool) ah maadaama wali Afrika uu ka jiro sharcigii (Goal Away-ga). Dekedaha 90% ayey heysataa fursadda ay ugu gudbi karto wareega xiga, waxeyna noqon doontaa kooxdii ugu horreysay Soomaali ah oo u gudubta wa...

Ciyaaryahan Xaafid Leo ayaa kubada cagta uga fadhiistay guur dartiis.

Image
 Ninkii Xaafid ahaa wuxuu arinkiisii noqday international.  Waxaa la leeyahay Xaafid kubada ayuu guur dartiis uga fadhiistay. Halka Gavi oo ah ciyaaryahan reer spain ah uu diiday Gabar reer Boqor ah. 😂 #Aki

💥Enzo Maresca To Chelsea Here We Go

Image
Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis  shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah. {Fabrizo Romano} Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa? #Fikirkiina - Akram Joish

The saints are back in Premier league 🔥🏆

Image
 📷 - Kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka heerkiisa 1ad ee Premier League ka kadib  markii ay season kii hore u laabatay horyaaalka heerkiisa 2ad  ee Championship ka ,waxyna Wembley stadium Ku garaceen dhigooda Leeds United. Welcome back Southampton🙏❤️ Nimankii dhibka badnaa waa soo laabten walee Southampton Premier league ayeey dib ugu soo laabteen 👏 Markii ugu horreysay taariikhda, kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League oo ay hal xilli ciyaareed kaddib. Russel Martin ayaa ku hoggaamiyay kooxda Saints inay dib ugu soo laabtaan Premier League. The saints are back in Premier league 🔥🏆 - Akram Aki

Liverpool ayaa xiisaynaysaa Cayaartoydan👇

Image
 🚨🔴🇧🇷𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡: Bruno Guimaraes ayaa dalab Wayn Ka heli doono 2-kooxood Oo Premier League ah. Rabitaanka Ciyaaryahanka ayaa ah inuu Sii joogo Premier League.  Liverpool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay ee Suuqii Xaagaga Dalab u dirtay Newcastle.  Blase Newcastle ayaa iska diiday dalab kaas maadama uu yimid Xilli dambe.  Liverpool ayaa Mar kasta ku jiri doonta Tartanaka Loogu jiro Wiilka Reer Brazil🔥🇧🇷 🚨🔴🇸🇪𝗜𝗡𝗙𝗢: Robbie Fowler ayaa Sheegay " in Liverpool ay Wali u dhibaatoonayso badalka Sadio Mane."  Robbie ayaa Xusay in ay san kooxdu haysan badalkii ku haboonaa Sadio Mane.  Robbie ayaa Liverpool Kula Taliyay In ay u dhaqaaqdo Weeraryahanka Newcastle United Alexander isak.  Alexander isak ayaa dheeli kara Garabka Bidix Ee Wararka in ka badan Booska Noomaha(9).  Mane Lama Tabin ee Nuñez Na qiyaamay!!🤐 🚨🔴🇫🇷𝗜𝗡𝗙𝗢: Leny Yoro Wuxuu Noqon Lahaa Saxiixii ugu Waynaa uu Sameeyo Edwards Ka dib Soo-laabashadiisa. Waxa uu Nasiinnlahaa Ist...

 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂; Xidigaha Kooxda Liverpool Oo Looga Yeeray Xulka England 🇬🇧

Image
🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂: Jarell Quansah aya marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Laacibkan hibadisa halkaas gaysay hambalyo  🚨🔴🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿𝗜𝗡𝗙𝗢: Gareth Southgate ayaa Trent Alexander-Arnold ku darsaday liiska khadka dhexe ee Xulka England ee Euro 2024 👀 Arne Slot Wax Ha fahmo Trent Waa New Midfielder. Season-ka Soosocda Waxaa Laga Rabaa inuu RB Cusub Raadsado.   🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂;  jones jr ayaa asagana marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Jones jr nasiib wacan  - El Capitano Akram_Joish 

 🚨🔴𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 + 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜: Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in..

Image
Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in.. Arne slot uu yahay Macalinka Cusub ee Kooxda Liverpool.  Arne Slot ayaa Shaqada Liverpool bilaabi doona 1-da Bisha June.  Welcome To Liverpool Macalimuu Arne Slot ❤️✊️ - El Capitano Akram Aki

ADAM ARMSTRONG oo utagan inuu ku guuleysto....🥇

Image
 Adam Armstrong wuxuu u taagan yahay abaalmarinta PFA Championship Fans' Player of the Year 👏 ⚽️ Goolasha: 21  🅰️ Caawin: 13  Akram Aki

🚨⚽️: Alexis Mac Allister ayaa shalay dhaliyay gool uu usoo tuuray sidii gantaalka kaas oo taageerayaal badan oo kubada cagta ka yaabiyay

Image
 🚨🔴:Alexis Mac Allister ayaa gool dhaliyay ama caawiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Liverpool: ⚽️ vs Brentford 🅰️🅰️ vs Luton ◎ vs Chelsea 🏆 🅰️ vs Nottingham Forest ⚽️🅰️ vs Sparta Prague ⚽️ vs Man City ⚽️ vs Man Utd 🅰️ vs Brighton ⚽️ vs Sheffield United Wali waxaan kamid ah dadka aamini la, in ninkaan aan kusoo iibinay kaliya 35 milyan.😮😂 - Akram Aki

 ♦ Tyler Morton & Fabio Carvalho ayaa ku jira xilli ciyaareed fiican 2023/24: ⚫🟡

Image
👤 Tyler Morton  👕 35 kulan  ⚽ 4 gool  🎯 8 caawin  👤Fabio Carvalho  👕 13 kulan  ⚽ 5 gool 2 xiddig oo kale oo da’yar ayaa kusoo wajahan Anfield 2024/25😍👏🏼 ~ Akram Aki 

🚨Joa Félix:" Taageerayaasha Atletico madrid ma ogo wax yaabihii halkaan ka dhacay mudadii aan halkaan joogay".

Image
Taageerayaasha ma ogo waxa ka dhacaya gudaha kooxda , Laakiin yaan la ii arkin ninka xun". Xitaa xiriirka aan laleeyahay Ciyaartoyda Atletico madrid waa mid aad u wanaagsan ". [✅✍️Fabrizio Romano] Waxaa meesha ka cad sida uu dhigayo hadalka joa felix uu sheegay in ay madaxda kooxda Atletico madrid iyo Joa Fėlix  isku dhac jiro Adne maxay kula tahay🤷‍♂️✍️ ~ Akram Aki

Newcastle all-but agree to sign Anthony Gordon for £40m

Image
  Newcastle have agreed a deal of £40million plus add-ons for Everton forward Anthony Gordon and the player is now due on Tyneside for a medical. The 21-year-old will travel to the North-East to complete his move after  a week of talks between the clubs. The deal could total £45m if  performance clauses are met in the future. Newcastle boss Eddie Howe had identified Gordon as his top January  target and the club’s owners are now on the verge of landing their man. Gordon's imminent move comes after he forced through a move to St  James' Park after telling the club he had no intention of returning to  training at Finch Farm - missing a total of three days, the first of which  was planned. He has infuriated fans over his conduct despite being a boyhood  Everton fan and was chased down the street by a supporter following  their 2-1 loss to Southampton earlier this month. Supporters took to the streets after the match to run after Gordon's ca...