Liverpool ayaa xiisaynaysaa Cayaartoydan👇
🚨🔴🇧🇷𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡: Bruno Guimaraes ayaa dalab Wayn Ka heli doono 2-kooxood Oo Premier League ah.
Rabitaanka Ciyaaryahanka ayaa ah inuu Sii joogo Premier League.
Liverpool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay ee Suuqii Xaagaga Dalab u dirtay Newcastle.
Blase Newcastle ayaa iska diiday dalab kaas maadama uu yimid Xilli dambe.
Liverpool ayaa Mar kasta ku jiri doonta Tartanaka Loogu jiro Wiilka Reer Brazil🔥🇧🇷
🚨🔴🇸🇪𝗜𝗡𝗙𝗢: Robbie Fowler ayaa Sheegay " in Liverpool ay Wali u dhibaatoonayso badalka Sadio Mane."
Robbie ayaa Xusay in ay san kooxdu haysan badalkii ku haboonaa Sadio Mane.
Robbie ayaa Liverpool Kula Taliyay In ay u dhaqaaqdo Weeraryahanka Newcastle United Alexander isak.
Alexander isak ayaa dheeli kara Garabka Bidix Ee Wararka in ka badan Booska Noomaha(9).
Mane Lama Tabin ee Nuñez Na qiyaamay!!🤐
🚨🔴🇫🇷𝗜𝗡𝗙𝗢: Leny Yoro Wuxuu Noqon Lahaa Saxiixii ugu Waynaa uu Sameeyo Edwards Ka dib Soo-laabashadiisa.
Waxa uu Nasiinnlahaa Istaatiijiyad Wayn oo Mustaqbalka iyo hadda ah.
Waxaan Layaabi lahaa hadii uu Edwards heshiiska Yoro uu Ku garaaco Real Madrid iyo PSG.😳
Sida uu Xsqiijiyay Rugcadaaga Wayn Di Marzio...
Liverpool ayaa aad u Cadaadinaysa Sidii ay u heli laheed Leny Yoro.
Muhiimada Suuqa kala iibsiga ee Liverpool ugu wayn Waa Khad dhexe iyo Daafac Dhexe👀🔥✌
- El Capitano Akram_Joish



Comments
Post a Comment