Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe π taagayay
Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe π Utaagey Fanska Real Oviedo Oo Fowdo Kula Kacay isagoo Kasii Socda Garoonka Santiago Bernabue Kadib Kulankii Xaley Realmadrid V Real Oviedo
Kadib Hadeer Xidigaha Realmadrid Ayaa iyagane Fowdo Bilaabey iyagoo Statuska instagram-ka Soo Saartay Sawiro Ay Farta Taagaayan
Mbappe Ayaa Bilaabey Wuxuu Soo Saartay Sawir Brahim Diaz isagoona Kusoo Qorey " Markii Ugu Dambeysay Aad Mobile-ka iga Qaadatay"
Brahim Ayaa isna Soo Saartay Bellingham Oo Farta Taagaya Wuxuuna Kusoo Qorey " Yarkaan Ayaan Ka Bartay Qosol π
- Aki
.



Comments
Post a Comment