Nasiib xume kale

Taha Ali, oo dhawaan looga yeeray xulka qaranka swden ayaa laga reebey liiska xulkan ee dhawaan ka hortagi doono dalka Switzerland kadib dhawac soo gaarey 


Emil Forsberg, qaranka swedan horey ugu ciyaaray  90 kulan oo caalami ayaa lagu badaley .


Taha iyo Swedan hadii ay is wayaan ,soomaliya ayaa diyaar u ah in wiilkeda so dhaweyso marwaliba πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄


Maxey idiinla tahey?


Ahmed Tonni

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...