Posts

Showing posts from November, 2025

Nasiib xume kale

Image
Taha Ali, oo dhawaan looga yeeray xulka qaranka swden ayaa laga reebey liiska xulkan ee dhawaan ka hortagi doono dalka Switzerland kadib dhawac soo gaarey  Emil Forsberg, qaranka swedan horey ugu ciyaaray  90 kulan oo caalami ayaa lagu badaley . Taha iyo Swedan hadii ay is wayaan ,soomaliya ayaa diyaar u ah in wiilkeda so dhaweyso marwaliba πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄ Maxey idiinla tahey? Ahmed Tonni