Barcelona Hogaamiyasha Laliga
Girona 0-1 Barcelona FT: Saddex dhibcood oo kale ayay qaadatay kooxda Macallin Xavi, waxayna 6 dhibcood markale ka sare mareen Real Madrid.
Pedri ayaa BarΓ§a u dhaliyey goolka qura oo ay guusha ku heleen caawa, isagoo saftay kulankiisii 100-aad ee kooxda.
Ousmane Dembele ayaa dhaawac garoonka looga saaray daqiiqaddii 25-aad ee kulan.
Hoggaamiyeyaasha horyaalka La Liga reer Barcelona hambalyo.
ARMAAN AHMED

Comments
Post a Comment