✅ ๐๐ผ๐ป๐ฒ ๐๐ฒ๐ฎ๐น Jorginho ayaa Ku Biiraya Arsenal,
Rasmi" Arsenal ayaa dhameystirtay saxeexa Jorginho oo 12 million uga soo biiray Chelsea (FabriIo Romano)
✅ ๐๐ผ๐ป๐ฒ ๐๐ฒ๐ฎ๐น Jorginho ayaa Ku Biiraya Arsenal,
Dhaqaaqa Xidigaan ayaa lagu heshiiyey lacag dhan 12 milyan ginni,
Chelsea waxay aqbashay shurrudaha dukumentiyada ayaana La Diyaarinaya
Shuruudaha shaqsiga Ayaa la isku fahmay, qandaraas ilaa 2024 ayuu aqbalay Xidiga iyo sanad dheeraad ah.
Arsenal ayaa Xalay uun la xiriirtay Chelsea si ay ay u hesho Adeega Xidigaan. ๐….
Tijaabada Caafimaadka ayaa loo Balansanyahy๐ฅ
Arteta Ayaa Helaya fure Cusub Oo khadka Dhexe ah.
Moisรฉs Caicedo ➡️ Jorginho ✅
ARMAAN AHMED

Comments
Post a Comment