Chelsea oo xadig kale lasoo wareegtay
Rasmi Malo Gusto ayaa ku biiray Chelsea laacibkaan ayaa chelsea u saxiixay heshiis gaaraya ilaa 2030”
wuxuuna amaah ugu laaban doonaa Lyon inta ka dhiman xilli ciyaareedkaan.
Welcome to Chelsea malo gustoπ
ARMAAN AHMED

Comments
Post a Comment