Enzo Frnandez ayaa ku dhow inoo hishiis u saxiixo Chelsea
π¨ Dalabkii ugu dambeeyay ee Chelsea ka gudbiso Enzo FernΓ‘ndez: €120m oo aan lahayn gunnooyin, lacagtana si payment ah ayey u bixin doontaa.
Go'aanka waxaa si gaar ah u gaaraya madaxweynaha Benfica, Rui Costa, kaasoo go'aan ka gaaraya haddii uu aqbalayo iyo haddii kale.
(Xigasho: @CLMerlo)
- ARMAAN AHMED DAAHIR

Comments
Post a Comment