Erling Haaland iyo abaal marin kale

 πŸš¨ Deg-deg 🚨


Erling Haaland ayaa ku guuleystay " Men's Norwegian Footballer " ee sanadkan,  waana markii sadexaad oo xidhiidh ah, uu ku guuleysanayo abaalmarintan ciyaaryahanka ugu wanaagsan wadankiisa, 


Captain laguma noqdo midka ugu wanaagsan lol πŸ˜‚



Erling Brout Haaland zero to hero

ARMAAN AHMED

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale