Greenwood Arinkii waa ku cadaan waayey
DEG DEG - Warbixin rasmi ah oo ka soo baxday Nike Football:
"Shirkaddu waxay dib u saxeexi doontaa heshiiska kafaalaqaadka ah ee ciyaaryahanka Manchester United iyo England, Mason Greenwood qandaraas seddex sano ah iyo laba iyo toban bilood magdhow ah ayaa la siin doonaa ciyaartoyga."
Xigasho: [ Athletic FC]
-Armaan Ahmed

Comments
Post a Comment