Horyaalka Seria C ee Brazil caawa waxaa la xaday looxyadii badalkaππ€ Taageerayaasha ayaana garoonka soo galay markii dhacdada uu refreega sameecada ka sheegay Saacado yar kadib waa taas magaalada gudaheeda aaba sawir liskaga soo qaaday Kolleey kuwa meesha joogay shaqa ma rabin dhihi karaaππ - Ahmed Tonni #Ak
Taha Ali, oo dhawaan looga yeeray xulka qaranka swden ayaa laga reebey liiska xulkan ee dhawaan ka hortagi doono dalka Switzerland kadib dhawac soo gaarey Emil Forsberg, qaranka swedan horey ugu ciyaaray 90 kulan oo caalami ayaa lagu badaley . Taha iyo Swedan hadii ay is wayaan ,soomaliya ayaa diyaar u ah in wiilkeda so dhaweyso marwaliba πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ Maxey idiinla tahey? Ahmed Tonni
Comments
Post a Comment