Liverpool 2 - 1 Newcastle guul cajiib ah/dirqi ah oo ay waqti dambe ka gaareen nadiga Newcastle United waxaana come back ga waalida usameeyay darwin Nunez 🐐

 πŸ”΄⚫️ 𝙃𝙁 THIS IS LIVERPOOL BABY!!!!!!!!! Liverpool 2-1 Newcastle 


Darwin NΓΊnez Ayaa Liverpool siiyay guul Muhiiima Caaawa Asagoo la keenay Daqiiqadihi ugu dambeeyay.


Liverpool Adayoo Red Car xaqdaro ah la siiyay Ayey Aduunka tustay inay badin karto Waqti kasto.


Funaanadaas Gaduudka Ah Waa dhiig Adinka dhan Hadaa Mucaaradan oo Gacma qabataana Waa tii guulaysata.


Farxadaada Ciyaarta Caawa kwran Taagere. ?





- Akram Joish

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale