πŸš¨πŸ”΄π—œπ—‘π—™π—’: Liverpool Wali ma aysan ka quusan in ay lasoo-saxiixato Andre Trindade. o

πŸŸ₯🚨| Liverpool ayaa isku dayi doonta in bisha January ay la saxeexato kubbad-burburiyaha reer Brazil ee Andre Trindade oo ay da’diisu tahay 22 jir. Fluminense ayaa sheegtay in xagaagii lasoo dhaafay ay diidday inay laacibkan ka iibiso Reds. (Mirror)


- El Capitano Akram Joish


Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale