🚨Joa Félix:" Taageerayaasha Atletico madrid ma ogo wax yaabihii halkaan ka dhacay mudadii aan halkaan joogay".
Taageerayaasha ma ogo waxa ka dhacaya gudaha kooxda , Laakiin yaan la ii arkin ninka xun". Xitaa xiriirka aan laleeyahay Ciyaartoyda Atletico madrid waa mid aad u wanaagsan ".
[✅✍️Fabrizio Romano]
Waxaa meesha ka cad sida uu dhigayo hadalka joa felix uu sheegay in ay madaxda kooxda Atletico madrid iyo Joa Fėlix isku dhac jiro Adne maxay kula tahay🤷♂️✍️
~ Akram Aki

Comments
Post a Comment