๐จ⚽️: Alexis Mac Allister ayaa shalay dhaliyay gool uu usoo tuuray sidii gantaalka kaas oo taageerayaal badan oo kubada cagta ka yaabiyay
๐จ๐ด:Alexis Mac Allister ayaa gool dhaliyay ama caawiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Liverpool:
⚽️ vs Brentford
๐ ฐ️๐ ฐ️ vs Luton
◎ vs Chelsea ๐
๐ ฐ️ vs Nottingham Forest
⚽️๐ ฐ️ vs Sparta Prague
⚽️ vs Man City
⚽️ vs Man Utd
๐ ฐ️ vs Brighton
⚽️ vs Sheffield United
Wali waxaan kamid ah dadka aamini la, in ninkaan aan kusoo iibinay kaliya 35 milyan.๐ฎ๐
- Akram Aki

Comments
Post a Comment