πŸš¨πŸ”΄πŸ‡«πŸ‡·π‰π”π’π“ 𝐈𝐍: Milkiilayaasha Liverpool FSG ayaa sahaminaya heshiis ay kula wareegayaan kooxda reer France ee Toulouse.

Taas oo aan ku wajahnay wareega group-yada Europa League Xilli-Ciyaareed-kaan.


Labada Koxood ayaa horayba xiriir u lahaa.


Iyada oo Agaasimaha Toulouse uu yahay Madixii hore ee Liverpool Damien Comolli.


Ciyaatoydii uu Damien Liverpool Keenay Waxaa Ka Mid ahaa Luis Suarez.


[Football Insider]



- El Capitano Akram Aki

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale