๐Ÿ’ฅEnzo Maresca To Chelsea Here We Go

Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis 

shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah.


{Fabrizo Romano}


Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa?


#Fikirkiina




- Akram Joish

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe ๐Ÿ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale