๐ฟ๐๐ ๐ฟ๐๐; Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel ๐ฎ๐ฑ
๐ท| Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel ๐ฎ๐ฑ , Iyadoo Dhamaan laga baadhayo Taageerayaasha Inay Sitaan Calankaas.
Sidoo kale Dawladda Spain ๐ช๐ธ Ayaa iyana U Aqoonsatay Palestine๐ฏ๐ด Dal Madax Banaan.
FG: Real Madrid Kama Mid Aha Kooxaha U Ololeeya(LGBTQ), Halka kooxaha Kale Ay Ololeeyaaan Dhaqamadaas Maalmo Gaar ahna Xusaan,
That's Way We Support The Best Club In The World.❤️⚽๐ค
AKram Aki

Comments
Post a Comment