The saints are back in Premier league πŸ”₯πŸ†

 πŸ“· - Kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka heerkiisa 1ad ee Premier League ka kadib  markii ay season kii hore u laabatay horyaaalka heerkiisa 2ad  ee Championship ka ,waxyna Wembley stadium Ku garaceen dhigooda Leeds United.


Welcome back SouthamptonπŸ™❤️


Nimankii dhibka badnaa waa soo laabten walee Southampton Premier league ayeey dib ugu soo laabteen πŸ‘


Markii ugu horreysay taariikhda, kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League oo ay hal xilli ciyaareed kaddib.


Russel Martin ayaa ku hoggaamiyay kooxda Saints inay dib ugu soo laabtaan Premier League.


The saints are back in Premier league πŸ”₯πŸ†


- Akram Aki

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale