π¨π΄ Mamardashvili to Liverpool HERE WE GO
π Liverpool iyo Valencia ayaa hadda ukala saxiixday dhammaan dukumeentiyada heshiiska Giorgi Mamardashvili. Dhammaan waa lasoo xidhay.
π Tijaabooyin caafimaad ayaa si guul ah usoo dhammaaday shalay oo hadda qandaraasyadiiayaa kala saxiixday.
π €35m qandaraas lagu burburin karo iyo lix sano oo heshiis ah Mamardashvili ayaa ku biiraya #LFC sanadka 2025.
Xigasho ( FabrizioRomano )
- Aki

Comments
Post a Comment