Posts

Showing posts from August, 2025

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Image
 Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• Utaagey Fanska Real Oviedo Oo Fowdo Kula Kacay isagoo Kasii Socda Garoonka Santiago Bernabue Kadib Kulankii Xaley Realmadrid V Real Oviedo  Kadib Hadeer Xidigaha Realmadrid Ayaa iyagane Fowdo Bilaabey iyagoo Statuska instagram-ka Soo Saartay Sawiro Ay Farta Taagaayan  Mbappe Ayaa Bilaabey Wuxuu Soo Saartay Sawir Brahim Diaz isagoona Kusoo Qorey " Markii Ugu Dambeysay Aad Mobile-ka iga Qaadatay"  Brahim Ayaa isna Soo Saartay Bellingham Oo Farta Taagaya Wuxuuna Kusoo Qorey " Yarkaan Ayaan Ka Bartay Qosol πŸ˜€ - Aki  .

DHACDO QOSOL BADAN OO KA DHACDAY HORYALKA BUNDESLIGA πŸ˜‚

Image
Kooxda Werder Bremen waxaa 1-4 kaga badisay kooxda Eintracht Frankfurt. Kabtanka Werder Bremen,Friedl, ayaa maaliyadda ka beddeshay ciyaaryahanka ka tirsan kooxda Eintracht ee Zetter. Weriyihii ayaa waydiiyay Friedl oo ka tirsan kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen’su’aal ahayd haddii uu ku faraxsanyahay seddexda dhibcood oo ay kooxdiisa heshay’Friedl ayaa ku jawaabay”waxaan ahay Kabtanka kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen 😭🀣 - Aki