DHACDO QOSOL BADAN OO KA DHACDAY HORYALKA BUNDESLIGA πŸ˜‚

Kooxda Werder Bremen waxaa 1-4 kaga badisay kooxda Eintracht Frankfurt.


Kabtanka Werder Bremen,Friedl, ayaa maaliyadda ka beddeshay ciyaaryahanka ka tirsan kooxda Eintracht ee Zetter.


Weriyihii ayaa waydiiyay Friedl oo ka tirsan kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen’su’aal ahayd haddii uu ku faraxsanyahay seddexda dhibcood oo ay kooxdiisa heshay’Friedl ayaa ku jawaabay”waxaan ahay Kabtanka kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen 😭🀣



- Aki

Comments

Popular posts from this blog

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe πŸ–• taagayay

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Nasiib xume kale