Posts

Showing posts from April, 2024

๐Ÿšจ⚽️: Alexis Mac Allister ayaa shalay dhaliyay gool uu usoo tuuray sidii gantaalka kaas oo taageerayaal badan oo kubada cagta ka yaabiyay

Image
 ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด:Alexis Mac Allister ayaa gool dhaliyay ama caawiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Liverpool: ⚽️ vs Brentford ๐Ÿ…ฐ️๐Ÿ…ฐ️ vs Luton ◎ vs Chelsea ๐Ÿ† ๐Ÿ…ฐ️ vs Nottingham Forest ⚽️๐Ÿ…ฐ️ vs Sparta Prague ⚽️ vs Man City ⚽️ vs Man Utd ๐Ÿ…ฐ️ vs Brighton ⚽️ vs Sheffield United Wali waxaan kamid ah dadka aamini la, in ninkaan aan kusoo iibinay kaliya 35 milyan.๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜‚ - Akram Aki

 ♦ Tyler Morton & Fabio Carvalho ayaa ku jira xilli ciyaareed fiican 2023/24: ⚫๐ŸŸก

Image
๐Ÿ‘ค Tyler Morton  ๐Ÿ‘• 35 kulan  ⚽ 4 gool  ๐ŸŽฏ 8 caawin  ๐Ÿ‘คFabio Carvalho  ๐Ÿ‘• 13 kulan  ⚽ 5 gool 2 xiddig oo kale oo da’yar ayaa kusoo wajahan Anfield 2024/25๐Ÿ˜๐Ÿ‘๐Ÿผ ~ Akram Aki 

๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท๐‰๐”๐’๐“ ๐ˆ๐: Milkiilayaasha Liverpool FSG ayaa sahaminaya heshiis ay kula wareegayaan kooxda reer France ee Toulouse.

Image
Taas oo aan ku wajahnay wareega group-yada Europa League Xilli-Ciyaareed-kaan. Labada Koxood ayaa horayba xiriir u lahaa. Iyada oo Agaasimaha Toulouse uu yahay Madixii hore ee Liverpool Damien Comolli. Ciyaatoydii uu Damien Liverpool Keenay Waxaa Ka Mid ahaa Luis Suarez. [Football Insider] - El Capitano Akram Aki