Posts

Showing posts from August, 2024

๐Ÿšจ๐Ÿ”ด Mamardashvili to Liverpool HERE WE GO

Image
 ๐Ÿ“Š Liverpool iyo Valencia ayaa hadda ukala saxiixday dhammaan dukumeentiyada heshiiska Giorgi Mamardashvili.  Dhammaan waa lasoo xidhay. ๐Ÿ“Š Tijaabooyin caafimaad ayaa si guul ah usoo dhammaaday shalay oo hadda qandaraasyadiiayaa kala saxiixday. ๐Ÿ“Š €35m  qandaraas lagu burburin karo iyo lix sano oo heshiis ah Mamardashvili ayaa ku biiraya #LFC sanadka 2025. Xigasho ( FabrizioRomano ) - Aki

Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo

Image
 BIG DAY ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด⚽️๐Ÿ‘‹๐Ÿฝ DEKEDAHA & HORSEED ๐Ÿค ✅ Dekedaha SC ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด vs Arta Solar ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ ✅ Agg: (2-0) CAF Champions League ✅ Rukinzo ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎvs Horseed SC ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ✅ Agg: (0-0) CAF Confederation Cup Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo Labdaan kooxood waxey midkood ama labadooda noqon karaan kooxahii Soomaalida ee ugu horreeyay ee u gudba heerka labaad ee isreeb-reebka labada koob ee ugu xiisaha badan heerka kooxeed ee Afrika (CAF Champions League & CAF Confederation Cup). DEKEDAHA SC Kooxdaan ku guuleysatay horyaalka heerka 1-aad ee dalka (Somali National League) waxey lugtii hore ku badiyeen (2-0) waxeyna caawa u baahan yahiin iney ka badbaadaan guuldaro ama xitaa hadii looga badiyo farqi (1-gool) ah maadaama wali Afrika uu ka jiro sharcigii (Goal Away-ga). Dekedaha 90% ayey heysataa fursadda ay ugu gudbi karto wareega xiga, waxeyna noqon doontaa kooxdii ugu horreysay Soomaali ah oo u gudubta wa...