Posts

Nasiib xume kale

Image
Taha Ali, oo dhawaan looga yeeray xulka qaranka swden ayaa laga reebey liiska xulkan ee dhawaan ka hortagi doono dalka Switzerland kadib dhawac soo gaarey  Emil Forsberg, qaranka swedan horey ugu ciyaaray  90 kulan oo caalami ayaa lagu badaley . Taha iyo Swedan hadii ay is wayaan ,soomaliya ayaa diyaar u ah in wiilkeda so dhaweyso marwaliba ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Maxey idiinla tahey? Ahmed Tonni

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Image
 Horyaalka Seria C ee Brazil caawa waxaa la xaday looxyadii badalka๐Ÿ˜„๐Ÿค” Taageerayaasha ayaana garoonka soo galay markii dhacdada uu refreega sameecada ka sheegay  Saacado yar kadib waa taas magaalada gudaheeda aaba sawir liskaga soo qaaday  Kolleey kuwa meesha joogay shaqa ma rabin dhihi karaa๐Ÿ˜„๐Ÿ˜ - Ahmed Tonni #Ak

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe ๐Ÿ–• taagayay

Image
 Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe ๐Ÿ–• Utaagey Fanska Real Oviedo Oo Fowdo Kula Kacay isagoo Kasii Socda Garoonka Santiago Bernabue Kadib Kulankii Xaley Realmadrid V Real Oviedo  Kadib Hadeer Xidigaha Realmadrid Ayaa iyagane Fowdo Bilaabey iyagoo Statuska instagram-ka Soo Saartay Sawiro Ay Farta Taagaayan  Mbappe Ayaa Bilaabey Wuxuu Soo Saartay Sawir Brahim Diaz isagoona Kusoo Qorey " Markii Ugu Dambeysay Aad Mobile-ka iga Qaadatay"  Brahim Ayaa isna Soo Saartay Bellingham Oo Farta Taagaya Wuxuuna Kusoo Qorey " Yarkaan Ayaan Ka Bartay Qosol ๐Ÿ˜€ - Aki  .

DHACDO QOSOL BADAN OO KA DHACDAY HORYALKA BUNDESLIGA ๐Ÿ˜‚

Image
Kooxda Werder Bremen waxaa 1-4 kaga badisay kooxda Eintracht Frankfurt. Kabtanka Werder Bremen,Friedl, ayaa maaliyadda ka beddeshay ciyaaryahanka ka tirsan kooxda Eintracht ee Zetter. Weriyihii ayaa waydiiyay Friedl oo ka tirsan kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen’su’aal ahayd haddii uu ku faraxsanyahay seddexda dhibcood oo ay kooxdiisa heshay’Friedl ayaa ku jawaabay”waxaan ahay Kabtanka kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen ๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฃ - Aki

๐Ÿšจ๐Ÿ”ด Mamardashvili to Liverpool HERE WE GO

Image
 ๐Ÿ“Š Liverpool iyo Valencia ayaa hadda ukala saxiixday dhammaan dukumeentiyada heshiiska Giorgi Mamardashvili.  Dhammaan waa lasoo xidhay. ๐Ÿ“Š Tijaabooyin caafimaad ayaa si guul ah usoo dhammaaday shalay oo hadda qandaraasyadiiayaa kala saxiixday. ๐Ÿ“Š €35m  qandaraas lagu burburin karo iyo lix sano oo heshiis ah Mamardashvili ayaa ku biiraya #LFC sanadka 2025. Xigasho ( FabrizioRomano ) - Aki

Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo

Image
 BIG DAY ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด⚽️๐Ÿ‘‹๐Ÿฝ DEKEDAHA & HORSEED ๐Ÿค ✅ Dekedaha SC ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด vs Arta Solar ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ ✅ Agg: (2-0) CAF Champions League ✅ Rukinzo ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎvs Horseed SC ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ✅ Agg: (0-0) CAF Confederation Cup Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo Labdaan kooxood waxey midkood ama labadooda noqon karaan kooxahii Soomaalida ee ugu horreeyay ee u gudba heerka labaad ee isreeb-reebka labada koob ee ugu xiisaha badan heerka kooxeed ee Afrika (CAF Champions League & CAF Confederation Cup). DEKEDAHA SC Kooxdaan ku guuleysatay horyaalka heerka 1-aad ee dalka (Somali National League) waxey lugtii hore ku badiyeen (2-0) waxeyna caawa u baahan yahiin iney ka badbaadaan guuldaro ama xitaa hadii looga badiyo farqi (1-gool) ah maadaama wali Afrika uu ka jiro sharcigii (Goal Away-ga). Dekedaha 90% ayey heysataa fursadda ay ugu gudbi karto wareega xiga, waxeyna noqon doontaa kooxdii ugu horreysay Soomaali ah oo u gudubta wa...

Ciyaaryahan Xaafid Leo ayaa kubada cagta uga fadhiistay guur dartiis.

Image
 Ninkii Xaafid ahaa wuxuu arinkiisii noqday international.  Waxaa la leeyahay Xaafid kubada ayuu guur dartiis uga fadhiistay. Halka Gavi oo ah ciyaaryahan reer spain ah uu diiday Gabar reer Boqor ah. ๐Ÿ˜‚ #Aki