Man United oo La iibsadey π
π¨|DEG-DEG Maalqabeeno udhashay Dalka Qatar ayaa qorsheynaya inay lacag ka badan 6Bilyan kula wareegaan Man United. waxayna doonayaan tababare Erik Ten Hag inay siiyaan taageero dhaqaale oo aad u wayn si uu kooxda ugu soo celiyo Maqaamkeeda. waxayna ku kalsoon yihiin in dalabkoodu uu tartanka ka saari doono dhamaan ganacsatada Doonaysa la wareegista Manchester United [@MikeKeegan_DM] ARMAAN AHMED