Posts

Dagdag + Rasmi :- Enzo to Chelsea waa deal done

Image
 Rasmi Enzo Fernandez waa ciyaaryahan Chelsea ah labada kooxod ayaa waxwalba ka heshiiiyay hada  Si deg deg ah ayuu ku saxiixi doona ciyaaryahan ka ka hor inta uu suuqa xirmin. [Fabrizio Romano] Hada waa seexan karnaaa alxamdulliah  #BALLACK13 ARMAAN AHMED

✅ 𝗗𝗼𝗻𝗲 𝗗𝗲𝗮𝗹 Jorginho ayaa Ku Biiraya Arsenal,

Image
 Rasmi" Arsenal ayaa dhameystirtay saxeexa Jorginho oo 12 million uga soo biiray Chelsea (FabriIo Romano) ✅ 𝗗𝗼𝗻𝗲 𝗗𝗲𝗮𝗹 Jorginho ayaa Ku Biiraya Arsenal,  Dhaqaaqa Xidigaan ayaa lagu heshiiyey lacag dhan 12 milyan ginni,  Chelsea waxay aqbashay shurrudaha dukumentiyada ayaana La Diyaarinaya   Shuruudaha shaqsiga Ayaa la isku fahmay, qandaraas ilaa 2024 ayuu aqbalay Xidiga iyo sanad dheeraad ah.   Arsenal ayaa Xalay uun la xiriirtay Chelsea si ay ay u hesho Adeega Xidigaan. 📞…. Tijaabada Caafimaadka ayaa loo Balansanyahy🏥   Arteta Ayaa Helaya fure Cusub Oo khadka Dhexe ah. Moisés Caicedo ➡️ Jorginho ✅ ARMAAN AHMED 

Done deal Enzo Frnandez to Chelsea

Image
 Chelsea Ayaa Aaad ugu Dhaw Waliba si Zaaid Ugu Dhawdahy Inay Benfica Heshiis kala Gaarto Enzo Fernandes. (GraemeBailey/estebanedul/DuncanCastles) Mardhow ba Official la Filaya Nala soco #Eisse

Cancelo waa ciyaaryahan Bayerd Munchen

Image
 Suxufiga ciyaaraha ka faallooda ee Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyey in Kooxda Bayern Munich ay dhammaystirtay heshiiska ay kula wareegeyso daafaca Man City ee João Cancelo. Waxa ay kula wareegayaan heshiis amaah ah oo haddii loo baahdo ay si joogto ah ugu iibsan karaan 70 Milyan oo Euro. Dhinaca kale Cancelo ayaa u sheegay tababare Pep Guardiola inuu doonayo inuu tago, waxaana uu caawa tijaabada caafimaad u mari doonaa kooxda Bayern Munich. - ARMAAN AHMED 

Joao Cancelo ayaa ku dhow inuu ku biiro Bayerd

Image
 Breaking: Joao Cancelo ayaa ku dhow ku biirista kooxda Bayern Munich heshiis amaah ah oo ay la socoto dooq iibsasho ah haduu anfaco daafacan. Waa warki iigu naxdinta badnaa aan maqlo # Armaan Ahmed

Enzo Frnandez ayaa ku dhow inoo hishiis u saxiixo Chelsea

Image
 🚨 Dalabkii ugu dambeeyay ee Chelsea ka gudbiso Enzo Fernández: €120m oo aan lahayn gunnooyin, lacagtana si payment ah ayey u bixin doontaa. Go'aanka waxaa si gaar ah u gaaraya madaxweynaha Benfica, Rui Costa, kaasoo go'aan ka gaaraya haddii uu aqbalayo iyo haddii kale.  (Xigasho: @CLMerlo) - ARMAAN AHMED DAAHIR

Alla maxay Brighton koox tahay

Image
 Kaliya Champions league ayaa u soo haray Liverpoool kaana Real Madrid ayey la ciyaarayaan,Zero koob waa macquul sanadkan Brighton ayaa markii labaad garaacday 15 maalin gudaheeda, Alla indhayarkan gool uu ka dhaliyaylee Liverpoool waxkale ayuu ahaa ARMAAN AHMED