💥Enzo Maresca To Chelsea Here We Go
Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah. {Fabrizo Romano} Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa? #Fikirkiina - Akram Joish