Posts

💥Enzo Maresca To Chelsea Here We Go

Image
Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis  shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah. {Fabrizo Romano} Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa? #Fikirkiina - Akram Joish

The saints are back in Premier league 🔥🏆

Image
 📷 - Kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka heerkiisa 1ad ee Premier League ka kadib  markii ay season kii hore u laabatay horyaaalka heerkiisa 2ad  ee Championship ka ,waxyna Wembley stadium Ku garaceen dhigooda Leeds United. Welcome back Southampton🙏❤️ Nimankii dhibka badnaa waa soo laabten walee Southampton Premier league ayeey dib ugu soo laabteen 👏 Markii ugu horreysay taariikhda, kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League oo ay hal xilli ciyaareed kaddib. Russel Martin ayaa ku hoggaamiyay kooxda Saints inay dib ugu soo laabtaan Premier League. The saints are back in Premier league 🔥🏆 - Akram Aki

Liverpool ayaa xiisaynaysaa Cayaartoydan👇

Image
 🚨🔴🇧🇷𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡: Bruno Guimaraes ayaa dalab Wayn Ka heli doono 2-kooxood Oo Premier League ah. Rabitaanka Ciyaaryahanka ayaa ah inuu Sii joogo Premier League.  Liverpool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay ee Suuqii Xaagaga Dalab u dirtay Newcastle.  Blase Newcastle ayaa iska diiday dalab kaas maadama uu yimid Xilli dambe.  Liverpool ayaa Mar kasta ku jiri doonta Tartanaka Loogu jiro Wiilka Reer Brazil🔥🇧🇷 🚨🔴🇸🇪𝗜𝗡𝗙𝗢: Robbie Fowler ayaa Sheegay " in Liverpool ay Wali u dhibaatoonayso badalka Sadio Mane."  Robbie ayaa Xusay in ay san kooxdu haysan badalkii ku haboonaa Sadio Mane.  Robbie ayaa Liverpool Kula Taliyay In ay u dhaqaaqdo Weeraryahanka Newcastle United Alexander isak.  Alexander isak ayaa dheeli kara Garabka Bidix Ee Wararka in ka badan Booska Noomaha(9).  Mane Lama Tabin ee Nuñez Na qiyaamay!!🤐 🚨🔴🇫🇷𝗜𝗡𝗙𝗢: Leny Yoro Wuxuu Noqon Lahaa Saxiixii ugu Waynaa uu Sameeyo Edwards Ka dib Soo-laabashadiisa. Waxa uu Nasiinnlahaa Ist...

𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂; Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel 🇮🇱

Image
 📷| Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel 🇮🇱 , Iyadoo Dhamaan laga baadhayo Taageerayaasha Inay Sitaan Calankaas. Sidoo kale Dawladda Spain 🇪🇸 Ayaa iyana U Aqoonsatay Palestine🇯🇴 Dal Madax Banaan. FG: Real Madrid Kama Mid Aha Kooxaha U Ololeeya(LGBTQ),   Halka kooxaha Kale Ay Ololeeyaaan Dhaqamadaas Maalmo Gaar ahna Xusaan,  That's Way We Support The Best Club In The World.❤️⚽🤍 AKram Aki

 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂; Xidigaha Kooxda Liverpool Oo Looga Yeeray Xulka England 🇬🇧

Image
🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂: Jarell Quansah aya marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Laacibkan hibadisa halkaas gaysay hambalyo  🚨🔴🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿𝗜𝗡𝗙𝗢: Gareth Southgate ayaa Trent Alexander-Arnold ku darsaday liiska khadka dhexe ee Xulka England ee Euro 2024 👀 Arne Slot Wax Ha fahmo Trent Waa New Midfielder. Season-ka Soosocda Waxaa Laga Rabaa inuu RB Cusub Raadsado.   🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂;  jones jr ayaa asagana marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Jones jr nasiib wacan  - El Capitano Akram_Joish 

 🚨🔴𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 + 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜: Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in..

Image
Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in.. Arne slot uu yahay Macalinka Cusub ee Kooxda Liverpool.  Arne Slot ayaa Shaqada Liverpool bilaabi doona 1-da Bisha June.  Welcome To Liverpool Macalimuu Arne Slot ❤️✊️ - El Capitano Akram Aki

ADAM ARMSTRONG oo utagan inuu ku guuleysto....🥇

Image
 Adam Armstrong wuxuu u taagan yahay abaalmarinta PFA Championship Fans' Player of the Year 👏 ⚽️ Goolasha: 21  🅰️ Caawin: 13  Akram Aki