Posts

Ciyaaryahan Xaafid Leo ayaa kubada cagta uga fadhiistay guur dartiis.

Image
 Ninkii Xaafid ahaa wuxuu arinkiisii noqday international.  Waxaa la leeyahay Xaafid kubada ayuu guur dartiis uga fadhiistay. Halka Gavi oo ah ciyaaryahan reer spain ah uu diiday Gabar reer Boqor ah. ๐Ÿ˜‚ #Aki

๐Ÿ’ฅEnzo Maresca To Chelsea Here We Go

Image
Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis  shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah. {Fabrizo Romano} Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa? #Fikirkiina - Akram Joish

The saints are back in Premier league ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ†

Image
 ๐Ÿ“ท - Kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka heerkiisa 1ad ee Premier League ka kadib  markii ay season kii hore u laabatay horyaaalka heerkiisa 2ad  ee Championship ka ,waxyna Wembley stadium Ku garaceen dhigooda Leeds United. Welcome back Southampton๐Ÿ™❤️ Nimankii dhibka badnaa waa soo laabten walee Southampton Premier league ayeey dib ugu soo laabteen ๐Ÿ‘ Markii ugu horreysay taariikhda, kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League oo ay hal xilli ciyaareed kaddib. Russel Martin ayaa ku hoggaamiyay kooxda Saints inay dib ugu soo laabtaan Premier League. The saints are back in Premier league ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ† - Akram Aki

Liverpool ayaa xiisaynaysaa Cayaartoydan๐Ÿ‘‡

Image
 ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท๐—๐—จ๐—ฆ๐—ง ๐—œ๐—ก: Bruno Guimaraes ayaa dalab Wayn Ka heli doono 2-kooxood Oo Premier League ah. Rabitaanka Ciyaaryahanka ayaa ah inuu Sii joogo Premier League.  Liverpool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay ee Suuqii Xaagaga Dalab u dirtay Newcastle.  Blase Newcastle ayaa iska diiday dalab kaas maadama uu yimid Xilli dambe.  Liverpool ayaa Mar kasta ku jiri doonta Tartanaka Loogu jiro Wiilka Reer Brazil๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช๐—œ๐—ก๐—™๐—ข: Robbie Fowler ayaa Sheegay " in Liverpool ay Wali u dhibaatoonayso badalka Sadio Mane."  Robbie ayaa Xusay in ay san kooxdu haysan badalkii ku haboonaa Sadio Mane.  Robbie ayaa Liverpool Kula Taliyay In ay u dhaqaaqdo Weeraryahanka Newcastle United Alexander isak.  Alexander isak ayaa dheeli kara Garabka Bidix Ee Wararka in ka badan Booska Noomaha(9).  Mane Lama Tabin ee Nuรฑez Na qiyaamay!!๐Ÿค ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท๐—œ๐—ก๐—™๐—ข: Leny Yoro Wuxuu Noqon Lahaa Saxiixii ugu Waynaa uu Sameeyo Edwards Ka dib Soo-laabashadiisa. Waxa uu Nasiinnlahaa Ist...

๐˜ฟ๐™€๐™‚ ๐˜ฟ๐™€๐™‚; Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ

Image
 ๐Ÿ“ท| Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ , Iyadoo Dhamaan laga baadhayo Taageerayaasha Inay Sitaan Calankaas. Sidoo kale Dawladda Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Ayaa iyana U Aqoonsatay Palestine๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด Dal Madax Banaan. FG: Real Madrid Kama Mid Aha Kooxaha U Ololeeya(LGBTQ),   Halka kooxaha Kale Ay Ololeeyaaan Dhaqamadaas Maalmo Gaar ahna Xusaan,  That's Way We Support The Best Club In The World.❤️⚽๐Ÿค AKram Aki

 ๐˜ฟ๐™€๐™‚ ๐˜ฟ๐™€๐™‚; Xidigaha Kooxda Liverpool Oo Looga Yeeray Xulka England ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

Image
๐Ÿ”ด๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐˜ฟ๐™€๐™‚ ๐˜ฟ๐™€๐™‚: Jarell Quansah aya marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Laacibkan hibadisa halkaas gaysay hambalyo  ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ๐—œ๐—ก๐—™๐—ข: Gareth Southgate ayaa Trent Alexander-Arnold ku darsaday liiska khadka dhexe ee Xulka England ee Euro 2024 ๐Ÿ‘€ Arne Slot Wax Ha fahmo Trent Waa New Midfielder. Season-ka Soosocda Waxaa Laga Rabaa inuu RB Cusub Raadsado.   ๐Ÿ”ด๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐˜ฟ๐™€๐™‚ ๐˜ฟ๐™€๐™‚;  jones jr ayaa asagana marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Jones jr nasiib wacan  - El Capitano Akram_Joish 

 ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐——๐—˜๐—š-๐——๐—˜๐—š + ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ: Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in..

Image
Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in.. Arne slot uu yahay Macalinka Cusub ee Kooxda Liverpool.  Arne Slot ayaa Shaqada Liverpool bilaabi doona 1-da Bisha June.  Welcome To Liverpool Macalimuu Arne Slot ❤️✊️ - El Capitano Akram Aki