Posts

πŸš¨πŸ”΄π—œπ—‘π—™π—’: Liverpool Wali ma aysan ka quusan in ay lasoo-saxiixato Andre Trindade. o

Image
πŸŸ₯🚨| Liverpool ayaa isku dayi doonta in bisha January ay la saxeexato kubbad-burburiyaha reer Brazil ee Andre Trindade oo ay da’diisu tahay 22 jir. Fluminense ayaa sheegtay in xagaagii lasoo dhaafay ay diidday inay laacibkan ka iibiso Reds. (Mirror) - El Capitano Akram Joish

Liverpool 2 - 1 Newcastle guul cajiib ah/dirqi ah oo ay waqti dambe ka gaareen nadiga Newcastle United waxaana come back ga waalida usameeyay darwin Nunez 🐐

Image
 πŸ”΄⚫️ 𝙃𝙁 THIS IS LIVERPOOL BABY!!!!!!!!! Liverpool 2-1 Newcastle  Darwin NΓΊnez Ayaa Liverpool siiyay guul Muhiiima Caaawa Asagoo la keenay Daqiiqadihi ugu dambeeyay. Liverpool Adayoo Red Car xaqdaro ah la siiyay Ayey Aduunka tustay inay badin karto Waqti kasto. Funaanadaas Gaduudka Ah Waa dhiig Adinka dhan Hadaa Mucaaradan oo Gacma qabataana Waa tii guulaysata. Farxadaada Ciyaarta Caawa kwran Taagere. ? - Akram Joish

Man United oo La iibsadey πŸ˜€

Image
 πŸš¨|DEG-DEG Maalqabeeno udhashay Dalka Qatar ayaa qorsheynaya inay lacag ka badan 6Bilyan kula wareegaan Man United. waxayna doonayaan tababare Erik Ten Hag inay siiyaan  taageero dhaqaale oo aad u wayn si uu kooxda ugu soo celiyo Maqaamkeeda. waxayna ku kalsoon yihiin in dalabkoodu uu tartanka ka saari doono dhamaan ganacsatada Doonaysa la wareegista Manchester United [@MikeKeegan_DM] ARMAAN AHMED

Players-ka Ay chelsea diiwaan galisay

Image
 Chelsea ayaa champions league diwaan gashatay  ⭐️ Joao Felix 🌟 Mykhailo Mudryk  🌟 Enzo Fernandez  Aubameyang ayaa laga reebay liiska champions league “ - ARMAAN AHMED 

Greenwood Arinkii waa ku cadaan waayey

Image
 DEG DEG - Warbixin rasmi ah oo ka soo baxday Nike Football: "Shirkaddu waxay dib u saxeexi doontaa heshiiska kafaalaqaadka ah ee ciyaaryahanka Manchester United iyo England, Mason Greenwood qandaraas seddex sano ah iyo laba iyo toban bilood magdhow ah ayaa la siin doonaa ciyaartoyga."   Xigasho:  [ Athletic FC] -Armaan Ahmed 

Barcelona qaab ciyareed cajiib ah soo bandhigtay

Image
 Maskaxda Tiki-Takada aad Barcelona ku Arkeysaan Kadib Xavi Raga hirgaliyay waa kuwan, BUSI+FRENKIE=BRAIN [Maskax]🧠. Pedri Sidoo kale❤πŸ’™. -Armaan Ahmed▪︎

Dagdag + Rasmi :- Enzo to Chelsea waa deal done

Image
 Rasmi Enzo Fernandez waa ciyaaryahan Chelsea ah labada kooxod ayaa waxwalba ka heshiiiyay hada  Si deg deg ah ayuu ku saxiixi doona ciyaaryahan ka ka hor inta uu suuqa xirmin. [Fabrizio Romano] Hada waa seexan karnaaa alxamdulliah  #BALLACK13 ARMAAN AHMED