Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe 🖕 taagayay
Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe 🖕 Utaagey Fanska Real Oviedo Oo Fowdo Kula Kacay isagoo Kasii Socda Garoonka Santiago Bernabue Kadib Kulankii Xaley Realmadrid V Real Oviedo Kadib Hadeer Xidigaha Realmadrid Ayaa iyagane Fowdo Bilaabey iyagoo Statuska instagram-ka Soo Saartay Sawiro Ay Farta Taagaayan Mbappe Ayaa Bilaabey Wuxuu Soo Saartay Sawir Brahim Diaz isagoona Kusoo Qorey " Markii Ugu Dambeysay Aad Mobile-ka iga Qaadatay" Brahim Ayaa isna Soo Saartay Bellingham Oo Farta Taagaya Wuxuuna Kusoo Qorey " Yarkaan Ayaan Ka Bartay Qosol 😀 - Aki .