Dagdag + Rasmi :- Enzo to Chelsea waa deal done
Rasmi Enzo Fernandez waa ciyaaryahan Chelsea ah labada kooxod ayaa waxwalba ka heshiiiyay hada Si deg deg ah ayuu ku saxiixi doona ciyaaryahan ka ka hor inta uu suuqa xirmin. [Fabrizio Romano] Hada waa seexan karnaaa alxamdulliah #BALLACK13 ARMAAN AHMED