Posts

🚨⚽️: Alexis Mac Allister ayaa shalay dhaliyay gool uu usoo tuuray sidii gantaalka kaas oo taageerayaal badan oo kubada cagta ka yaabiyay

Image
 🚨🔴:Alexis Mac Allister ayaa gool dhaliyay ama caawiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Liverpool: ⚽️ vs Brentford 🅰️🅰️ vs Luton ◎ vs Chelsea 🏆 🅰️ vs Nottingham Forest ⚽️🅰️ vs Sparta Prague ⚽️ vs Man City ⚽️ vs Man Utd 🅰️ vs Brighton ⚽️ vs Sheffield United Wali waxaan kamid ah dadka aamini la, in ninkaan aan kusoo iibinay kaliya 35 milyan.😮😂 - Akram Aki

 ♦ Tyler Morton & Fabio Carvalho ayaa ku jira xilli ciyaareed fiican 2023/24: ⚫🟡

Image
👤 Tyler Morton  👕 35 kulan  ⚽ 4 gool  🎯 8 caawin  👤Fabio Carvalho  👕 13 kulan  ⚽ 5 gool 2 xiddig oo kale oo da’yar ayaa kusoo wajahan Anfield 2024/25😍👏🏼 ~ Akram Aki 

🚨🔴🇫🇷𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍: Milkiilayaasha Liverpool FSG ayaa sahaminaya heshiis ay kula wareegayaan kooxda reer France ee Toulouse.

Image
Taas oo aan ku wajahnay wareega group-yada Europa League Xilli-Ciyaareed-kaan. Labada Koxood ayaa horayba xiriir u lahaa. Iyada oo Agaasimaha Toulouse uu yahay Madixii hore ee Liverpool Damien Comolli. Ciyaatoydii uu Damien Liverpool Keenay Waxaa Ka Mid ahaa Luis Suarez. [Football Insider] - El Capitano Akram Aki

🚨Joa Félix:" Taageerayaasha Atletico madrid ma ogo wax yaabihii halkaan ka dhacay mudadii aan halkaan joogay".

Image
Taageerayaasha ma ogo waxa ka dhacaya gudaha kooxda , Laakiin yaan la ii arkin ninka xun". Xitaa xiriirka aan laleeyahay Ciyaartoyda Atletico madrid waa mid aad u wanaagsan ". [✅✍️Fabrizio Romano] Waxaa meesha ka cad sida uu dhigayo hadalka joa felix uu sheegay in ay madaxda kooxda Atletico madrid iyo Joa Fėlix  isku dhac jiro Adne maxay kula tahay🤷‍♂️✍️ ~ Akram Aki

🚨🔴𝗜𝗡𝗙𝗢: Liverpool Wali ma aysan ka quusan in ay lasoo-saxiixato Andre Trindade. o

Image
🟥🚨| Liverpool ayaa isku dayi doonta in bisha January ay la saxeexato kubbad-burburiyaha reer Brazil ee Andre Trindade oo ay da’diisu tahay 22 jir. Fluminense ayaa sheegtay in xagaagii lasoo dhaafay ay diidday inay laacibkan ka iibiso Reds. (Mirror) - El Capitano Akram Joish

Liverpool 2 - 1 Newcastle guul cajiib ah/dirqi ah oo ay waqti dambe ka gaareen nadiga Newcastle United waxaana come back ga waalida usameeyay darwin Nunez 🐐

Image
 🔴⚫️ 𝙃𝙁 THIS IS LIVERPOOL BABY!!!!!!!!! Liverpool 2-1 Newcastle  Darwin Núnez Ayaa Liverpool siiyay guul Muhiiima Caaawa Asagoo la keenay Daqiiqadihi ugu dambeeyay. Liverpool Adayoo Red Car xaqdaro ah la siiyay Ayey Aduunka tustay inay badin karto Waqti kasto. Funaanadaas Gaduudka Ah Waa dhiig Adinka dhan Hadaa Mucaaradan oo Gacma qabataana Waa tii guulaysata. Farxadaada Ciyaarta Caawa kwran Taagere. ? - Akram Joish

Man United oo La iibsadey 😀

Image
 🚨|DEG-DEG Maalqabeeno udhashay Dalka Qatar ayaa qorsheynaya inay lacag ka badan 6Bilyan kula wareegaan Man United. waxayna doonayaan tababare Erik Ten Hag inay siiyaan  taageero dhaqaale oo aad u wayn si uu kooxda ugu soo celiyo Maqaamkeeda. waxayna ku kalsoon yihiin in dalabkoodu uu tartanka ka saari doono dhamaan ganacsatada Doonaysa la wareegista Manchester United [@MikeKeegan_DM] ARMAAN AHMED