Posts

Nasiib xume kale

Image
Taha Ali, oo dhawaan looga yeeray xulka qaranka swden ayaa laga reebey liiska xulkan ee dhawaan ka hortagi doono dalka Switzerland kadib dhawac soo gaarey  Emil Forsberg, qaranka swedan horey ugu ciyaaray  90 kulan oo caalami ayaa lagu badaley . Taha iyo Swedan hadii ay is wayaan ,soomaliya ayaa diyaar u ah in wiilkeda so dhaweyso marwaliba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Maxey idiinla tahey? Ahmed Tonni

Horyaalka Italy oo kudhacday arin mucjiso ah...

Image
 Horyaalka Seria C ee Brazil caawa waxaa la xaday looxyadii badalka😄🤔 Taageerayaasha ayaana garoonka soo galay markii dhacdada uu refreega sameecada ka sheegay  Saacado yar kadib waa taas magaalada gudaheeda aaba sawir liskaga soo qaaday  Kolleey kuwa meesha joogay shaqa ma rabin dhihi karaa😄😁 - Ahmed Tonni #Ak

Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe 🖕 taagayay

Image
 Xili Saakey Madaxweynaha Realmadrid Laga Keenay Sawir Uu Farta Dhexe 🖕 Utaagey Fanska Real Oviedo Oo Fowdo Kula Kacay isagoo Kasii Socda Garoonka Santiago Bernabue Kadib Kulankii Xaley Realmadrid V Real Oviedo  Kadib Hadeer Xidigaha Realmadrid Ayaa iyagane Fowdo Bilaabey iyagoo Statuska instagram-ka Soo Saartay Sawiro Ay Farta Taagaayan  Mbappe Ayaa Bilaabey Wuxuu Soo Saartay Sawir Brahim Diaz isagoona Kusoo Qorey " Markii Ugu Dambeysay Aad Mobile-ka iga Qaadatay"  Brahim Ayaa isna Soo Saartay Bellingham Oo Farta Taagaya Wuxuuna Kusoo Qorey " Yarkaan Ayaan Ka Bartay Qosol 😀 - Aki  .

DHACDO QOSOL BADAN OO KA DHACDAY HORYALKA BUNDESLIGA 😂

Image
Kooxda Werder Bremen waxaa 1-4 kaga badisay kooxda Eintracht Frankfurt. Kabtanka Werder Bremen,Friedl, ayaa maaliyadda ka beddeshay ciyaaryahanka ka tirsan kooxda Eintracht ee Zetter. Weriyihii ayaa waydiiyay Friedl oo ka tirsan kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen’su’aal ahayd haddii uu ku faraxsanyahay seddexda dhibcood oo ay kooxdiisa heshay’Friedl ayaa ku jawaabay”waxaan ahay Kabtanka kooxdii laga badiyay ee Werder Bremen 😭🤣 - Aki

🚨🔴 Mamardashvili to Liverpool HERE WE GO

Image
 📊 Liverpool iyo Valencia ayaa hadda ukala saxiixday dhammaan dukumeentiyada heshiiska Giorgi Mamardashvili.  Dhammaan waa lasoo xidhay. 📊 Tijaabooyin caafimaad ayaa si guul ah usoo dhammaaday shalay oo hadda qandaraasyadiiayaa kala saxiixday. 📊 €35m  qandaraas lagu burburin karo iyo lix sano oo heshiis ah Mamardashvili ayaa ku biiraya #LFC sanadka 2025. Xigasho ( FabrizioRomano ) - Aki

Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo

Image
 BIG DAY 🇸🇴⚽️👋🏽 DEKEDAHA & HORSEED 🤝 ✅ Dekedaha SC 🇸🇴 vs Arta Solar 🇩🇯 ✅ Agg: (2-0) CAF Champions League ✅ Rukinzo 🇧🇮vs Horseed SC 🇸🇴 ✅ Agg: (0-0) CAF Confederation Cup Kooxaha Dekedaha SC & Horseed SC ayaa lakala ballansan kooxaha Arta Solar ee dalka Jabuuti & kooxda reer Burundi ee Rukinzo Labdaan kooxood waxey midkood ama labadooda noqon karaan kooxahii Soomaalida ee ugu horreeyay ee u gudba heerka labaad ee isreeb-reebka labada koob ee ugu xiisaha badan heerka kooxeed ee Afrika (CAF Champions League & CAF Confederation Cup). DEKEDAHA SC Kooxdaan ku guuleysatay horyaalka heerka 1-aad ee dalka (Somali National League) waxey lugtii hore ku badiyeen (2-0) waxeyna caawa u baahan yahiin iney ka badbaadaan guuldaro ama xitaa hadii looga badiyo farqi (1-gool) ah maadaama wali Afrika uu ka jiro sharcigii (Goal Away-ga). Dekedaha 90% ayey heysataa fursadda ay ugu gudbi karto wareega xiga, waxeyna noqon doontaa kooxdii ugu horreysay Soomaali ah oo u gudubta wa...

Ciyaaryahan Xaafid Leo ayaa kubada cagta uga fadhiistay guur dartiis.

Image
 Ninkii Xaafid ahaa wuxuu arinkiisii noqday international.  Waxaa la leeyahay Xaafid kubada ayuu guur dartiis uga fadhiistay. Halka Gavi oo ah ciyaaryahan reer spain ah uu diiday Gabar reer Boqor ah. 😂 #Aki

💥Enzo Maresca To Chelsea Here We Go

Image
Chelsea ayaa ogolaatay inay magacowdo Enzo Maresca, kaasoo saxiixi doona heshiis  shan sano ah, Wuxuuna dookh U Heestaa inuu Ku Daro Sanad kale oo dheeri ah. {Fabrizo Romano} Hal iyo Labo Maxaad ka leedihiin macalin-kaan Cusub Muxuuse Kooxda Ku Soo kordhin doonaa? #Fikirkiina - Akram Joish

The saints are back in Premier league 🔥🏆

Image
 📷 - Kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka heerkiisa 1ad ee Premier League ka kadib  markii ay season kii hore u laabatay horyaaalka heerkiisa 2ad  ee Championship ka ,waxyna Wembley stadium Ku garaceen dhigooda Leeds United. Welcome back Southampton🙏❤️ Nimankii dhibka badnaa waa soo laabten walee Southampton Premier league ayeey dib ugu soo laabteen 👏 Markii ugu horreysay taariikhda, kooxda Southampton ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League oo ay hal xilli ciyaareed kaddib. Russel Martin ayaa ku hoggaamiyay kooxda Saints inay dib ugu soo laabtaan Premier League. The saints are back in Premier league 🔥🏆 - Akram Aki

Liverpool ayaa xiisaynaysaa Cayaartoydan👇

Image
 🚨🔴🇧🇷𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡: Bruno Guimaraes ayaa dalab Wayn Ka heli doono 2-kooxood Oo Premier League ah. Rabitaanka Ciyaaryahanka ayaa ah inuu Sii joogo Premier League.  Liverpool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay ee Suuqii Xaagaga Dalab u dirtay Newcastle.  Blase Newcastle ayaa iska diiday dalab kaas maadama uu yimid Xilli dambe.  Liverpool ayaa Mar kasta ku jiri doonta Tartanaka Loogu jiro Wiilka Reer Brazil🔥🇧🇷 🚨🔴🇸🇪𝗜𝗡𝗙𝗢: Robbie Fowler ayaa Sheegay " in Liverpool ay Wali u dhibaatoonayso badalka Sadio Mane."  Robbie ayaa Xusay in ay san kooxdu haysan badalkii ku haboonaa Sadio Mane.  Robbie ayaa Liverpool Kula Taliyay In ay u dhaqaaqdo Weeraryahanka Newcastle United Alexander isak.  Alexander isak ayaa dheeli kara Garabka Bidix Ee Wararka in ka badan Booska Noomaha(9).  Mane Lama Tabin ee Nuñez Na qiyaamay!!🤐 🚨🔴🇫🇷𝗜𝗡𝗙𝗢: Leny Yoro Wuxuu Noqon Lahaa Saxiixii ugu Waynaa uu Sameeyo Edwards Ka dib Soo-laabashadiisa. Waxa uu Nasiinnlahaa Ist...

𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂; Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel 🇮🇱

Image
 📷| Real Madrid Ayaa Ka Mamnuucday  Garoonkeeda In Lala Soo Galo Calanka Israel 🇮🇱 , Iyadoo Dhamaan laga baadhayo Taageerayaasha Inay Sitaan Calankaas. Sidoo kale Dawladda Spain 🇪🇸 Ayaa iyana U Aqoonsatay Palestine🇯🇴 Dal Madax Banaan. FG: Real Madrid Kama Mid Aha Kooxaha U Ololeeya(LGBTQ),   Halka kooxaha Kale Ay Ololeeyaaan Dhaqamadaas Maalmo Gaar ahna Xusaan,  That's Way We Support The Best Club In The World.❤️⚽🤍 AKram Aki

 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂; Xidigaha Kooxda Liverpool Oo Looga Yeeray Xulka England 🇬🇧

Image
🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂: Jarell Quansah aya marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Laacibkan hibadisa halkaas gaysay hambalyo  🚨🔴🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿𝗜𝗡𝗙𝗢: Gareth Southgate ayaa Trent Alexander-Arnold ku darsaday liiska khadka dhexe ee Xulka England ee Euro 2024 👀 Arne Slot Wax Ha fahmo Trent Waa New Midfielder. Season-ka Soosocda Waxaa Laga Rabaa inuu RB Cusub Raadsado.   🔴🚨🚨 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂;  jones jr ayaa asagana marka ugu horeysay loga yeeray xulka England kulumada Euro 2024 . Jones jr nasiib wacan  - El Capitano Akram_Joish 

 🚨🔴𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 + 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜: Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in..

Image
Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in.. Arne slot uu yahay Macalinka Cusub ee Kooxda Liverpool.  Arne Slot ayaa Shaqada Liverpool bilaabi doona 1-da Bisha June.  Welcome To Liverpool Macalimuu Arne Slot ❤️✊️ - El Capitano Akram Aki

ADAM ARMSTRONG oo utagan inuu ku guuleysto....🥇

Image
 Adam Armstrong wuxuu u taagan yahay abaalmarinta PFA Championship Fans' Player of the Year 👏 ⚽️ Goolasha: 21  🅰️ Caawin: 13  Akram Aki

🚨⚽️: Alexis Mac Allister ayaa shalay dhaliyay gool uu usoo tuuray sidii gantaalka kaas oo taageerayaal badan oo kubada cagta ka yaabiyay

Image
 🚨🔴:Alexis Mac Allister ayaa gool dhaliyay ama caawiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Liverpool: ⚽️ vs Brentford 🅰️🅰️ vs Luton ◎ vs Chelsea 🏆 🅰️ vs Nottingham Forest ⚽️🅰️ vs Sparta Prague ⚽️ vs Man City ⚽️ vs Man Utd 🅰️ vs Brighton ⚽️ vs Sheffield United Wali waxaan kamid ah dadka aamini la, in ninkaan aan kusoo iibinay kaliya 35 milyan.😮😂 - Akram Aki

 ♦ Tyler Morton & Fabio Carvalho ayaa ku jira xilli ciyaareed fiican 2023/24: ⚫🟡

Image
👤 Tyler Morton  👕 35 kulan  ⚽ 4 gool  🎯 8 caawin  👤Fabio Carvalho  👕 13 kulan  ⚽ 5 gool 2 xiddig oo kale oo da’yar ayaa kusoo wajahan Anfield 2024/25😍👏🏼 ~ Akram Aki 

🚨🔴🇫🇷𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍: Milkiilayaasha Liverpool FSG ayaa sahaminaya heshiis ay kula wareegayaan kooxda reer France ee Toulouse.

Image
Taas oo aan ku wajahnay wareega group-yada Europa League Xilli-Ciyaareed-kaan. Labada Koxood ayaa horayba xiriir u lahaa. Iyada oo Agaasimaha Toulouse uu yahay Madixii hore ee Liverpool Damien Comolli. Ciyaatoydii uu Damien Liverpool Keenay Waxaa Ka Mid ahaa Luis Suarez. [Football Insider] - El Capitano Akram Aki

🚨Joa Félix:" Taageerayaasha Atletico madrid ma ogo wax yaabihii halkaan ka dhacay mudadii aan halkaan joogay".

Image
Taageerayaasha ma ogo waxa ka dhacaya gudaha kooxda , Laakiin yaan la ii arkin ninka xun". Xitaa xiriirka aan laleeyahay Ciyaartoyda Atletico madrid waa mid aad u wanaagsan ". [✅✍️Fabrizio Romano] Waxaa meesha ka cad sida uu dhigayo hadalka joa felix uu sheegay in ay madaxda kooxda Atletico madrid iyo Joa Fėlix  isku dhac jiro Adne maxay kula tahay🤷‍♂️✍️ ~ Akram Aki

🚨🔴𝗜𝗡𝗙𝗢: Liverpool Wali ma aysan ka quusan in ay lasoo-saxiixato Andre Trindade. o

Image
🟥🚨| Liverpool ayaa isku dayi doonta in bisha January ay la saxeexato kubbad-burburiyaha reer Brazil ee Andre Trindade oo ay da’diisu tahay 22 jir. Fluminense ayaa sheegtay in xagaagii lasoo dhaafay ay diidday inay laacibkan ka iibiso Reds. (Mirror) - El Capitano Akram Joish

Liverpool 2 - 1 Newcastle guul cajiib ah/dirqi ah oo ay waqti dambe ka gaareen nadiga Newcastle United waxaana come back ga waalida usameeyay darwin Nunez 🐐

Image
 🔴⚫️ 𝙃𝙁 THIS IS LIVERPOOL BABY!!!!!!!!! Liverpool 2-1 Newcastle  Darwin Núnez Ayaa Liverpool siiyay guul Muhiiima Caaawa Asagoo la keenay Daqiiqadihi ugu dambeeyay. Liverpool Adayoo Red Car xaqdaro ah la siiyay Ayey Aduunka tustay inay badin karto Waqti kasto. Funaanadaas Gaduudka Ah Waa dhiig Adinka dhan Hadaa Mucaaradan oo Gacma qabataana Waa tii guulaysata. Farxadaada Ciyaarta Caawa kwran Taagere. ? - Akram Joish